Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 7aad: Mubaarak Sare Dhahar fkf Shiikh Daahir Xasan Sare Cagaaran (dhegayso)

Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 7aad: Mubaarak Sare Dhahar fkf Shiikh Daahir Xasan Sare Cagaaran (dhegayso)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo ka socda Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, kana baaha Daljir oo dhan, ayaa galay habeenkii 7aad, sannadkii 13aad. TARTAN & TACLIIN waxaa sahla Shirkadda SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas.

Kadiska caawa iyo TARTAN & TACLIIN waxaa qaybtii hore ku tartamay dugsiyada sare ee kala ah Mubaarak Sare Dhahar iyo Shiikh Daahir Xasan Sare Cagaaran. Qaybtii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa ku tartamay Maxamed Cawaale Sare Bossaso iyo Dangoroyo Sare.

Habeen dambe T&T waxaa ku tartami doona Suldaan Hurre Sare Xarfo iyo Cabdirashiid Cali Sharmarke Sare Gaalkacyo. Qaybta labaadna waxaa ku tartami doona Bacaadweyn Sare iyo Al-Nuur Badhan.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Shirkada SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN, Wasaarada Waxbarashada Puntland, iyo waliba Radio Daljir.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com