Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 5aad: Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin fkf CC Sharmaarke Gaalkacyo (dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Warbixinta TARTAN & TACLIIN habeenkii 5aad: Xaaji Cabdullaahi Ballidhidin fkf CC Sharmaarke Gaalkacyo (dhegayso)

*** SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTA

Baahiyaha caafimaad ee Puntland iyo adeegga Hargeysa iyo Muqdisho (dhegayso)
Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 3aad)
Carwo buugeedka Muqdisho wuxuu ahaa ishii isbedelka noloshayda. (Qormo)

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, su’aalaha SOMTEL ka jawaab, abaalmarin ku guuleyso, oo Kadiska TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo ka socda Radio Daljir, xarunta Daljir Bossaso, kana baaha Daljir oo dhan, ayaa galay habeenkii 5aad, sannadkii 13aad. TARTAN & TACLIIN waxaa maalgaliya Shirkadda SOMTEL iyo Jaamacada Badda Cas.

Caawa iyo TARTAN & TACLIIN waxaa qaybtii hore ku tartamay Bursaalax Sare iyo Dangoroyo Sare. Qaybtii labaad ee Tartan & Tacliin waxaa ku tartamay Xaaji Cabdullaahi Sare Ballidhidin iyo Cabdirashiid Cali Sharmaarke Sare Gaalkacyo.

Shirkadda SOMTEL iyo masuuliyiinteeda ayaa caawa ku dhawaaqay macaamiishii ka qaybqaatay, kuna guulaysatey abaalmarinta TARTAN & TACLIIN ee habeenlaha ah, socon doonana inta uu socdo Kadiska Tartan & Tacliin.

Habeen dambe Tartan & Tacliin qaybta hore waxaa ku tartami doona Cabdullaahi Ibraahin Ufeyn iyo Al-Nuur Badhan, halka qaybta labaad ay ku tartami doonaan dusiyada sare ee kala ah Alwaaxa Garoowe iyo Eyl Sare.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Shirkada SOMTEL | share your world iyo Jaamacada Badda Cas, waxaana qayb ka ah Dalladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada Puntland iyo waliba Radio Daljir.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: