Warbixinta Ciidda, Camay & Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Warbixinta Ciidda, Camay & Garoowe (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa boqollaal dadweyne ah kula tukaday garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare, Garoowe. Madaxda Dowladda Puntland ayaa khudbado kala duwan shacabka u jeediyey. Warbxinta soo socota waxaa inoo diyaarshay CabdiXakin XuseenXasan, Daljir Garoowe. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59a9f90f070100fa64264b93/Warbxinta+Ciida+ee+Mira+Awaarae+garoowe+By+cXakiin+Xusein+Xasan.mp3

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Turkiga
Madaxweynaha Kenya oo sheegay in lasoo afjaray werarkii Nairobi (Daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha ayaa boqollaal dadweyne ah kula tukaday garoonka ciyaaraha ee Mire Awaare, Garoowe.

Madaxda Dowladda Puntland ayaa khudbado kala duwan shacabka u jeediyey. Warbxinta soo socota waxaa inoo diyaarshay CabdiXakin XuseenXasan, Daljir Garoowe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: