Warbixinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee Puntland oo la Shaaciyey (dhegayso)

HomeWararka

Warbixinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee Puntland oo la Shaaciyey (dhegayso)

Xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixa

Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
Guddoomiye Filish: ”Waxaa jira Ganacsato lacago siiya Al-Shabaab”
Xildhibaan Shaacuur oo Madaxweyne Gaas ku eedeyeey musuqa jidka Jalam-Xarfo iyo khilaafka mashruuc kale oo Jarmalku maalgalinayo (dhegayso)

Xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalka 12aad ama form fourka ee dugsiyada sare ee Puntland.

Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare, agaasimaha guud ee wasaaradda, agaasimaha waaxda imtixaanaadka, maamulayaal, macalimiin iyo marti sharaf kale.

WARBIXIN-AXMED SHEEKEEYE

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: