Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalooyinka Puntland ayaa ku baaqay in xoogga la saaaro dhiraynta magaalooyinka waawayn ee Puntland oo aad ugu baahi qaba dhiraynta magaalada.

Dadwaynaha ayaa ku cabiray dareenkooda barnaamijka muuqaalka bulshada ee radio Daljir.

Hoos kadhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    QOFKA SOOMAALIGA AHI GURI WAA DHISI KARAA LKN GEED MA BEERI KARO.WHY? LAMANA BARIN FAA’IIDADA DHIRTU U LEEDAHAY DADKA,
    ASALKA SOOMAALIGA AHI XITAA WAXAA CEEB KU AHAA MIRAYSIGA DHIRTA & QODAALKA.
    TAASAA WAXAY KEENTAY IN DHIRTU QIIMO LAYEELAN.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com