Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Warbixin kusaabsan dhiraynta magaalooyinka Puntland (dhegayso)

Shacabka magaalooyinka Puntland ayaa ku baaqay in xoogga la saaaro dhiraynta magaalooyinka waawayn ee Puntland oo aad ugu baahi qaba dhiraynta magaalada. Dadwaynaha ayaa ku cabiray dareenkooda barnaamijka muuqaalka bulshada ee radio Daljir. Hoos kadhegayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5b45e638ff0000468a5f16a3/Wabixinta+dhireenta+iyo+bilicda+magaalooyinka+Puntland+.mp3

Koox burcad Soomaali ah oo Afduubtay Markab Xamuul ah
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka

Shacabka magaalooyinka Puntland ayaa ku baaqay in xoogga la saaaro dhiraynta magaalooyinka waawayn ee Puntland oo aad ugu baahi qaba dhiraynta magaalada.

Dadwaynaha ayaa ku cabiray dareenkooda barnaamijka muuqaalka bulshada ee radio Daljir.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    QOFKA SOOMAALIGA AHI GURI WAA DHISI KARAA LKN GEED MA BEERI KARO.WHY? LAMANA BARIN FAA’IIDADA DHIRTU U LEEDAHAY DADKA,
    ASALKA SOOMAALIGA AHI XITAA WAXAA CEEB KU AHAA MIRAYSIGA DHIRTA & QODAALKA.
    TAASAA WAXAY KEENTAY IN DHIRTU QIIMO LAYEELAN.

DISQUS: