Warbixin: Hor-umarka gobolka Mudug iyo kaalinta Bulshada (dhegayso)

Warbixin: Hor-umarka gobolka Mudug iyo kaalinta Bulshada  (dhegayso)

Dhismaha waddada bartamaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa meel wanaagsan maraysa, waxaana la saaray laami tayadiisu sarayso .

Shacabka iyo dowladda ayaa iska kaashanaya dhimaha waddada bartamaha ee Gaalkacyo.

Hadaba hor-umarkaasi gobolka iyo sida ay bulshada uga qayb qaadan karaan waxa warbixin ka diyaariyay wariye Cabdinaari Ibraahin Maxamed.

Dhegayso.

Sawiro.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com