Waraysi Xasan Cabdi Caynaanshe & 30-guuradii Somaliland oo ku soo gabagaboowday burburkeeda

Waraysi Xasan Cabdi Caynaanshe & 30-guuradii Somaliland oo ku soo gabagaboowday burburkeeda

Waraysi aad u xiiso badan oo Xasan Cabdi Caynaanshe: Muuse shaqada uu hayaa waa tii loo dhiibay ahna burburita Somaliland, waxaana Somailand soo afjaray Muuse Biixi, Saleebaan Gaal & Ina Kaahin | Dhaqdhaqaaqa Gacan Libaax waxa uu aaminsanahay in Awdal iyo SSC ay goboladooda xor u yihiin, Soomaali aan wada hadalno, SSC wada hadalno, Awdal wada hadalno | Korneel Caarre wuxuu ahaa shakhsi carrooday, markii danbena wuxuu noqday nin aan ujeeddo lahayn oo weli aaminsan fikirka Somaliland, laakiin maanta dadka degaanku waa isku wada mabda’ | Muxuu ahaa dardaarankii Cabdiraxmaan Tuur iyo kii Cigaal ee aan fadaraal qaadano? | Huwan yaa ah, waa se maxay salka macnaha Huwan?

Kaga bogo waraysiga Caynaanshe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com