Waraysi: Waa sidee Xaalada Isbitaalka degmada Jariib ee gobolka Mudug? (dhegayso)

HomeWararka

Waraysi: Waa sidee Xaalada Isbitaalka degmada Jariib ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Isbitaalka degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo daryeel caafimaad siiya in kabadan 50 Tuulo oo degmada hoos yimaada ayaa waxaa laga soo deyrinayaa xaa

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somaaliya

Isbitaalka degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo daryeel caafimaad siiya in kabadan 50 Tuulo oo degmada hoos yimaada ayaa waxaa laga soo deyrinayaa xaalada isbitaalka oo aysan oolin qalab iyo daawo klufilan.

Madaxa caafimaadka ee degmada Jariiban Dr: Maxamed Xuseen Diiriye Timir ayaa Waraysi uu Radio Daljir waxa uu kaga codsaday dawlada Puntland iyo Qurbajoogtaba in laga qayb qaato dhamaystirka baahiyaha Isbitaalka degmada.

Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayuu u waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: