WARAYSI-Aqoonyahan falanqaynaya khayraadka Soomaaliya.

Caabudwaaq, July 24 2016–Dalkeena hooyo ee Soomaaliya waxa uu hodon kuyahay khayraadka noocyadiisa kala duwan waxaana kamid ah shidaalka iyo arrimo kale, hadaba Axmed Maxamed Shire, oo ah aqoon yahan arrimahaasi ka faalooda ayaa waxaa ka waraystay Cabdifataax Cumar Geeddi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com