Waraysi-Agaasime Tigaana iyo Qaar kamid ah ciyaaryahanada Puntland.

Muqdisho, July 26 2016–Galabta waxaa ciyaar xiisabadan garoonka kubadda cagta ee Koonis Muqdisho ku dhexmaraysaa xulalka Puntland iyo Jubbaland, taasi oo ah finlka tartanka maamul goboleedyada wadanka.

Agaasimaha guud ee dhalinyarada iyo ciyaaraha dowladda Puntland Axmed Cabdalle Tigaana iyo qaar kamid ah xidagaha Puntland ayaa Daljir uga waramay Dareenkooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com