Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka COVID-19

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka COVID-19

In ka badan malyan kiis oo feyraska Korona ah ayaa laga diiwaangeliyay qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda J

Mareykanka oo soo dhaweeyay doorashadii Gamudug
RW Khayre oo Magacaabay Lataliyihiisa Dhanka Warbaahinta (Digreeto)
Sidee looga ciiday maanta Magaaladda Muqdisho

In ka badan malyan kiis oo feyraska Korona ah ayaa laga diiwaangeliyay qaaradda Afrika, sida laga soo xigtay tirakoobkii ugu dambeeyay ee Jaamacadda Johns Hopkins.
Kala bar kiisaskan waxaa laga diiwaan geliyay Koonfur Afrika.

Inta badan dalalka waxaa aad u yar howlaha baaritaanka cudurka, waxay taasi ka dhigan tahay in kiisaska ay ka badan karaan kuwa ay dowladuhu diiwaan geliyeen.

Agaasimaha xarunta ka hortagga cudurrada ee qaaradda John Nkengasong wuxuu BBC u sheegay in boqolkiiba 70 dadka u ku dhacay cudurka Afrika ay ka bogsadeen.

Afrika, waxaa cudurka u dhintay 21,000 qof halka 670,000 ay ka kaceen.

In ka badan 18.6 malyan qof ayuu guud ahaan caalamka ku dhacay Covid-19 halka 702,000​ qof

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: