Wararkii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar

HomeWararka

Wararkii ugu dambeeyay Koobka Adduunka oo Maanta ka furmaya dalka Qatar

Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan.

Warka Fiidnimo Cabdiraxmaan Xudeyfi, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xildhibaanada Barlamaanka Koonfur Galbeed oo Mooshin ka Gudbiyeey Madaxweyne Shariif Xasan (dhegayso)
350 qoys Barakacayaal Xoolihii Dhaafeen oo Burtinle Raashin loogu Qaybiyey

Magaalada Doxa ee caasimadda Qadar, waxaa soo baxayay sanadkan 2022 muuqaallo xiiso leh oo isugu jira garoomo, waddooyiin iyo dhismooyiin qurux badan.

Tan iyo markii dalka Qadar ay ku guuleysteen martigalinta Koobka Kubadda Cagta Adduunka, waxaa isa soo tarayay muuqaalada xiisaha leh ee ka imanaya dalkan yar.

Qarni ka hor, 1922, dalkan yar ee Khaliijka oo ay ku nool yihiin saddex milyan islamarkana dhulka uu ku fadhiyo uu dhan yahay 12,000 oo kilomitir oo laba jibbaaran wuxuu ahaa dhul lama deggaan ah, .

Waxaa dalka Qadar dadka ku nool ay ahaayeen kalluumaysato iyo reer guuraa ka yimid saxaraha fog ee badda Carabta.

Maanta ayaa waxaa la filayaa in dalka Qatar uu ka furmo Koobka Kubadda Cagta ee Adduunka, iyada oo mallaayiin qof oo ka kala yimid dalalka Caalamka ay ka qeyb galayaan daawashada iyo Ciyaarta intaba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: