Wafdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ku Wajahan Saxadheer (dhegayso)

HomeWararka

Wafdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle oo ku Wajahan Saxadheer (dhegayso)

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo wafdi balaaran ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ee gobalka nugaal iyago ku wajahan degaanadda Meygaagle iyo s

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe kula kulmay siyaasiyiin & wasiiro (Sawiro)
RW khayre oo kula dardaarmay Saraakisha Ciidanka Booliska adkaynta Amniga dalka (Daawo)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo la kulmay Safiirka Dalka Faransa u qaabilsan Soomaaliya.

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo wafdi balaaran ayaa maanta gaaray Magaaladda Burtinle ee gobalka nugaal iyago ku wajahan degaanadda Meygaagle iyo saxadheer ee gobalka Sool.

Ujeedka Islaan iyo Nabadoonadda ayaa waxay tahay Xoojinta Heshiiskii beelo walaala ah ku kala saxiixdeen degaanka Meyaagle ,waxaana ay la kulmi donaan dhinacyadda beelihi ku dagalamay deganadaas.

Guddoomiyaha degmadda Burtinle Buurdubi oo la hadlay Radio Daljir ayaa sheegay in wafdigan ujeedkooda tahay xaqiijinta iyo xoojinta heshiiski beelahaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: