Wadada lafa-goray oo Markale go’aday iyo Puntland oo Fariin loo diray (dhegayso)

Wadada lafa-goray oo Markale go’aday iyo Puntland oo Fariin loo diray (dhegayso)

Wadada lafa-goray oo buur korkeeda ah oo loo mari jiray gobolka Gardafuu ay labo meeleed ay ka go’antahay,sida uu Radio Daljir u sheegay Maxamuud Axmed Caynab Gudoomiyihii hore ee gobolka Gardafuu.

Caynab ayaa sheegay in wadadaas ay burburtay kadib Marki Robaabkii Gu’ga ay ka da’een degaano ka tirsan gobalka Gardafuu Puntland.

Dawlada Puntland ayaa sheegtay in ay waxbadan ka qaban baahiyaha dhanka wadooyinka ah ee ka jirta gobolka Gardafuu balse Gudoomiyihii hore ee gobolka ayaa sheegay in ilaa iyo haatan aanay jirin wax taageero ah oo ka soo gaadhey .

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com