Wadada Kalabayr-Gardafuu oo looga arinsaday Bosaso (dhegayso)

HomeWararka

Wadada Kalabayr-Gardafuu oo looga arinsaday Bosaso (dhegayso)

Dhawaan waxaa lafilayaa in si toos ah loo bilaabo dhismaha wadada iskuxirta Caluula iyo kabeer oo uu dhagax dhigay Madaxweynaha DFS mudane Maxamed Cab

Maxay Tahay Sababta Haweenka uga Haraan Waxbarashadda ? (dhegayso)
Turkiga oo Xayiraad dhanka Fiisaha ku soo rogay dalal ay Soomaaliya ku jirto
Dagmada Awaare ee Gobolka Jarar & Goob ugu weyn ee Geela lagu waraabiyo (Sawirro)

Dhawaan waxaa lafilayaa in si toos ah loo bilaabo dhismaha wadada iskuxirta Caluula iyo kabeer oo uu dhagax dhigay Madaxweynaha DFS mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Waxaa deegaanada ay wadadan hoostimaadi yo gobolka Garda fuul iyo Magaalada Bosaaso ka socda kulamo looga arinsanayo ka qaybqaadashada dhismaha wadadan oo dhererkeeda uu yahay kudhawaad 600 oo kmtr.

Hadaba Xasan Maxamuud Shir oo kamid aha dhalinyarada ka soo jeeda Gobolka Garda Fuu ,ayaa Radio daljir ugawaramay kulamahada looga hadlaayay Dismaha Wadadan , Wariye Xasan Heykal ayuu uga waramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: