Dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida caarisay oo gabagabo maraysa (dhegayso)

Dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida caarisay oo gabagabo maraysa (dhegayso)

Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo dhismaha dekedda macmalka ee lagu badbaadinayo doonida sagaalka milyan ee doolar ee badda ku ciladaysan, si loo gaaro.
Dadaal aan loo kala harin oo ay wadaan ganacsatada, culimada, odayaasha iyo dhalinyarada ayaa kasocda magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari.
Cabdilaahi Maxamed Cumar oo ah wakiilka doonta ayaa wariyaheena Xasan Heykal uga waramay shaqada socota.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com