Wada hadalada Ruushka & Mareykanka

Wada hadalada  Ruushka  & Mareykanka

Labada masuul ayaa isku raacay in la sii wado wadahadalka si loo xoojiyo xiriirka labada dal.

Bishii la soo dhaafay, madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ugu baaqay NATO inay bilaabaan wadahadalo ujeedadoodu tahay in Ruushka la siiyo dammaanad amni oo la isku halleyn karo si sharci ahna loo fulinayo, iyo dammaanad amni oo mustaqbalka fog ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com