Wacal daray ah: Ciidanka SSC-Khaatumo oo nolasha ku qabtay Taliye Faysal Cabdi Bootan

Wacal daray ah: Ciidanka SSC-Khaatumo oo nolasha ku qabtay Taliye Faysal Cabdi Bootan

Guumays: Ciidanka SSC-Khaatumo ayaa nolasha ku qabtay Taliyihii Ciidanka Somaliland ee Goojacade Faysal Cabdi Botaan, kaas oo sawirka saad uga jeeddan dhaawac ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com