Wacaal Darey ah: Caleemo saarka madaxweyne Axmed Madoobe oo baaqatay

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Caleemo saarka madaxweyne Axmed Madoobe oo baaqatay

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha Jublanad ayaa dib loo dhigay maanta iyadoo lagu waday in 26ka bishan kismaayo lagu qabto caleemo saarka madaxweyn

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Ansixiyay Sharciga Furdooyinka iyo iibka Qaranka (Daawo)
Gabar Qurbajoog ah oo hormar ka samaysay dalkeeda (dhegayso|daawo)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Xafladii caleemo saarka madaxweynaha Jublanad ayaa dib loo dhigay maanta iyadoo lagu waday in 26ka bishan kismaayo lagu qabto caleemo saarka madaxweynaha Jubaland.

lama sheegin sababta, balse waxaa lafilayaa in ay tahay xayiraada dhanka duulimaadyada ee ay dowladdu ku soo rogtay maamulkaasi.

Shalay ayay ahayd markii madaxweynhi hore ee Soomaaliya Sheekh Shariir loo diiday in uu u duulo magaalada Kismaayo.

Diiwaanka warka.
Daljir Bsaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: