Wacaal Darey ah: Axmed Madoobe oo ku guulaystay doorashada Jubaland

HomeWararka

Wacaal Darey ah: Axmed Madoobe oo ku guulaystay doorashada Jubaland

Dorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayeen ilaa iyo afar musharax oo uu kujiray Axmed Madoobe ayaa waxaa ku guulaystay mark

Xeer ilaaliyaha guud ee Puntland oo ka hadlay dad ay ku eedeeyeen inay nidaamka dawliga ah ka horyimaadeen (Daawo)
Madaxweynaha Farmaajo oo kormeeray Dugsiga Tababarka Militariga ee Kabamba
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)

Dorashadii maanta ka dhacday magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayeen ilaa iyo afar musharax oo uu kujiray Axmed Madoobe ayaa waxaa ku guulaystay markale madaxweynhii hore ee jubaland Axmed Madoobe.

wareegii hore ee doorashada ayaa waxaa tanaasulay hal musharax, waxaana isku soo haray saddax musharax oo kala ah Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), Canab Maxamed iyo Maxamuud Maxamed.

Halkan ka akhriso sida ay codadka u kala heleen musharaxiintii doorashada ku loo lamaysay.

1: Axmed Maxamed Islaam 56 Cod

2: Maxamuud Muxumed Cumar (Kuuloow) 1

3: Maxamed Cumar Geedi 0

4: Canab Maxamed Daahir 17 mana jirin cod halaabay

Horay ayaa loo saadaalinayay in Axmed Maxamed Islaam markale loo dooranayo Madaxweynaha Jubbaland, iyada oo ay noqoneyso markii Saddexaad ee uu noqdo Madaxweynaha Jubbaland.

dhanka kale golaha isbadal doonka Jubaland ayaa dhankooda waxa ay madaxweyne udoorteen Cabdirashiid Xidig kadib doorasho ka dhacday magaalada Kismaayo.

Xasan Heykal, Daljir Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: