Waraysi: Sidee ayay u dhacday doorashadii Cabdirashiid Xiddig ee garabka mucaaradka Kismaayo (dhegayso)?

Waraysi: Sidee ayay u dhacday doorashadii Cabdirashiid Xiddig ee garabka mucaaradka Kismaayo (dhegayso)?

66 Xildhibaan oo ah garabka isbadal doonka Jubaland ee ka soo hor jeeda maamulka Axmed Madoobe ayaa maanta magaalada Kismaayo waxa ay madaxweyne ugu doorteen Cabadirashiid Xidig .

Musharaxiintii la tartamayay Cabdirashiid Xidig ayaa intooda badan u tanaasulay.

Xildhibaan Cabdilaahi Diini Xasan oo kamid ahaa Golaha isbadal doonka ah ee maanta ku doortay Kismaayo madaxweyne Cabdirashiid Xidig ayaa radio Daljir waxa uu uga warbixiyay sida ay doorashada udhacday

waxa uu uwaramay wariye Xasan Heykal isagoo jooga hoolka doorashada ee Kismaayo.

Dhegayso.

Sawiro.


FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com