Wacaal Darey ah: Afar qof oo ku dhintay shil dhiyaaradeed, dalka Kazakhstan

Wacaal Darey ah: Afar qof  oo ku dhintay shil dhiyaaradeed, dalka Kazakhstan

Afar qof ayaa ku dhimatay diyaard ciidan oo ku burburtay dalka Kazakhstan

Shaqaalaha gurmadka deg dega ee dalka Kazakhstan ayaa sheegay in ugu yaraan afar qof ay dhinteen diyaarad ku burburtay magaalada Almaty oo ay ku dageysay.

Diyaarada oo ka duushay magaalada caasumada Nur-Sultan ayaa waxaa iska lahaa ciidanka ilaalada xuduudaha ee dalka Kazakhstan.

Wakaalada wararka ee ruushka RIA-Novosti waxay sheegtay In labo qof ay ka badbaadeen shilka

Diyaarada ayaa burburtay markii ay ka beyrtay dhabaha diyaarada ay caga dhigtaan.

Xasan Heykal, Daljir Garowe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com