Wacaal daray ah: Joe Biden oo noqday madaxweynihii 46aad ee dalka Marayaknka

Wacaal daray ah: Joe Biden oo noqday madaxweynihii 46aad ee dalka Marayaknka

Televisionka CNN ayaa baahiyay in Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka uu si rasmi ah u noqday Joe Biden kadib guul uu ka gaaray Pennsylvania.

Wuxuu kursiga madaxtinimo ee Mareykanka uu kula tartamay Donald Trump oo xilka kasii degaya, kaas oo ku guuldareystay inuu mar labaad soo laabto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com