Wacaal daray ah: Musharax Madaxweyne Puntland Saynab Cilmi oo laga reebay liiska tartamayaasha

Wacaal daray ah: Musharax Madaxweyne Puntland Saynab Cilmi oo laga reebay liiska tartamayaasha

Wacaal daray ah | Musharrax Madaxweyne Puntland Saynab Cilmi oo loo yaqaan Shamhaad Xalwo ahna gabadha kaliya ee u tartamaysa kursiga ugu sarreeya Puntland ayaa sheegtay in laga reebay liiska musharrixinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com