Wacaal daray ah: Madaxweynihii hore Masar oo geeriyooday (Daawo)

HomeWararka

Wacaal daray ah: Madaxweynihii hore Masar oo geeriyooday (Daawo)

Wararka deg deg ah ee ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta daljir ayaa sheegaya in gordhawayd uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxame

Madaxweyne Farmaajo oo ka qaybgalaya shirka Kampala ee nabadda, isdhexgalka iyo kobcinta dhaqaalaha Afrika
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska Itoobiya iyo Soomaaliya (dhegayso)
PUNTLAND: Amniga magaalooyinka waaweyn oo aad loo adkeeyay ka hor maalmaha Ciid

Wararka deg deg ah ee ku soo dhacaya Warqabadka Warbaahinta daljir ayaa sheegaya in gordhawayd uu geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi.

geeridiisa ayaa timid, kaddib markii uu ka soo muuqday Maxkamad,sida ay shaacisay Warbaahinta dalka masar,

dhinaca kale Maxamed Mursi ayaa ahaa Madaxweynihii u horeeyay ee si dimoqraadi loo soo doortay, kaddib kacdoonkii 2011 xukunka looga tuuray Xusni Mubaarak.

2013 ayaa Milateriga uu hoggaaminayay Abdelfatah Al Sisi ay afgambiyeen, xabsi ayaa loo taxaabay, isaga iyo xubnihii Ururka Ikhwaanul Muslimiin.

Diwaanka

Wararka daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: