Wacaal daray ah: Lix Musharrax oo u tanaasulay Musharraxin kale  (Daawo)

HomeWararka

Wacaal daray ah: Lix Musharrax oo u tanaasulay Musharraxin kale (Daawo)

Caawa waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe qaar kamid ah Musharrixinta xilka madaxtinimadda Puntland ,waxaana caawa u tanasuleen sadexda musharrax ee kala ah Siciid Cabdulaahi deni,Dahir Mire iyo Cabdisamad Maxamed Gallan. Hoos kadaawo Shaacinta Tanaasulka.

Madaxweyne Farmaajo “Dagaalka aan kula jirno argagixisada waa mid u yaalla dhammaan dalalka Gobolka.”
Dowladda Soomaaliya & UNESCO oo heshiis kala saxiixdey
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa waxaa shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Garoowe qaar kamid ah Musharrixinta xilka madaxtinimadda Puntland ,waxaana caawa u tanasuleen sadexda musharrax ee kala ah Siciid Cabdulaahi deni,Dahir Mire iyo Cabdisamad Maxamed Gallan.

Hoos kadaawo Shaacinta Tanaasulka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: