Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

Waa Sidee Xaaladda Barakacayasha Burtinle (dhegayso)

Agaasime ku xigeenka hay’adda daryeelka Bulshadda Puntland shucayb siciid maxamed oo waraysi siyeey radio daljir ayaa ka hadlay kormeer uu ku tagay xeryaha baracayaasha Burtinle.

Shacayb ayaa u kuurgalayeey xaladda nololeed ee baracayaasha degmadda Burtinle ee gobalka Nugaal wuxuuna sheegay inay haysto xaalad u baahan in wax laga qabto dadkaasna daryeel guudna loo sameeyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com