Waa sidee xaaladda Amni ee Magaaladda Badhan? (dhegayso)

Waa sidee xaaladda Amni ee Magaaladda Badhan? (dhegayso)

Taliyaha Qaybta boliska gobolka sanaag Bashiir Aw cali ayaa ka hadalay xaalada Amni ee Magaalada Badhan xili dhowaan bulashada ku nool magalada ay cabasho ka muu jiyeen Xabado xiliga habeenkii ah magalada ooda looga qaado kuwaas oo taliyuu sheegay in lagu Cabsi galinayo shacabka Amniga Gobolkana lagu Khal khal Galinaayo.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com