Waa Sidde Ganacsiga Suuqa Weyn ee Garowe Maanta (dhegayso)

Waa Sidde Ganacsiga Suuqa Weyn ee Garowe Maanta (dhegayso)

Suuqa weyn ee Inji ee Garowe ayaa laga dareemaya mashquul xoogan ,waxaana sido kale wali jirra Kalasoco lagu hayo lacagta shiling Somaaliga ah.

Dhinaca kale wali waxaa cabanaya Haweenka danyarta ah ee Suuqa ku gada Qudaarta iyo Hilibka kuwaas oo sheegay inay wali hayaan lacag baddan oo shiling somaali ah oo laga diiday in la qaato .

Wariye Hoodo Axmed Ciise ayaa Warbixintan Garowe kaso dirtay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com