Waa imisa tirada Musharaxiinta Maanta Ku Tartamaysa kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle?

HomeWararka

Waa imisa tirada Musharaxiinta Maanta Ku Tartamaysa kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle?

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka bilaabanaysa maanta magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Puntland oo bandow habeenkii ah soo rogtay
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku metelaya dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ka bilaabanaysa maanta magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle.

Guddiga doorashadan ayaa shaaciyay in saddex kursi oo kamid ah kuraasta Aqalka Sare ee Hirshabelle ku metelaya saaka ay doorashadoodu ka dhici doonto magaalada Jowhar.
Musharaxiinta kuraastan ayaa isugu jira kuwo hore ugu fadhiyay kursiga iyo kuwa cusub oo la tartamaya.

Mid kamid ah saddexda kursi ee maanta loo tartmayo ayaa waxaa ay tahay mid dumar kaliya ay ku tartamayaan.

27 Musharax ee ku tartami doona 8 kursi ee Maamulka Hir-Shabeelle ku matalaya Aqalka Sare ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin.

1. Muuse Suudi Yalaxow

2. Cabdullahi Sheekh Xasan

3. Axmed Xasan Cadow Daaci
4. Dr. Xasan Cadaay Cali

1. Maxamed Amiiin Sheekh Cusmaan oo Afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay kursigaan

2. Daaha Muhudiin Sheekh Daa’uud

3. Axmed Maxamed Cal (Afcadeey)
4. Yussuf Macallin Xasan (Filla-Dheere)

1. Maxamed Axmed Nuur (Tarsan)

2. Raage Xasan Cusmaan (Xuut))

3. Dr. Cusmaan Maxamuud Maxamed (Dufle)

1. Prof. Maxamed Cusmaan Dhega-Juun
2. Nuur Maxamed Geedi (Canjeex)

1. Call Shacbaan Ibraahim

2. C/Qaadir Xanafi Sheekth Bashir

3. Cabdullahi Axmed Tawaad

4. Caasho Xuseen Abuukar

5. Cabdalle Cabdi Xuseen

1. Xasan lidow Muxumed Kobac

2. Cusmaan Axmed Macow

3. Cabdinuur Ibraahim Nuur

1. Fartuun C/Qaadir Faarah Karaama

2. Sacdlya Yarrow Aadan

1. Nacimo Ibraahim Yuusuf

2. Zamzam Cabdullahi
Xuseen

3. Maxamed Macallin Xasan Kulmiye

4. Abuukar Xasan Call ( Maqaneey

Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa aad loo adkeeyay, waxaana Goobta doorashada goobjoog ka noqon doona Xubno ka socda Guddiyada doorashooyinka Heer Federaal iyo xalinta khilaafaadka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: