Villa Somalia oo faahfaahisay safarki Addis ababa ee Madaxweyne Xasan sheekh

Villa Somalia oo faahfaahisay safarki Addis ababa ee Madaxweyne Xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdishu ku soo laabtay iyo Villa Somalia oo faahfaahisay safarki Addis Ababa ee Madaxweynaha iyo iskudaygii Abiy Axmed isku dayey in uu Madaxweynaha ka horistaago kaqaybgalka shirka AU ee Addis Ababa. Shirka oo soconaya illaa berri ayuu Madaxweynuhu isaga soo baxay dhacdadaas foosha xun darteed.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com