Ururka Warbaahinta Puntland oo tababar uga furay Gaalkcyo 25 Saxafi

Ururka Warbaahinta Puntland oo tababar uga furay Gaalkcyo 25 Saxafi

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 08 May, 2023 ka furay magaalada Galkacayo tababarka badqabka iyo tebinta doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland oo muddo 5 maalmood ah u socon doona 25 saxafi.

Gudoomiyaha MAP Maxamed Caynsane ayaa furay aqoon-kororsigan, waxana uu ku booriyay ka qayb-galayaasha inay ka faa’ideystaan tababarka.

MAP iyo TPEC ayaa May, 2021 kala saxiixday Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee goobaha diiwaangelinta iyo doorashooyinka golayaasha deegaanka Puntland.

IMS (International Media Support)
Sida – Styrelsen för Internationellt Utvecklingssamarbete

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com