Ururka Map oo xalay Qardho ku qabtay madal aragti-wadaag ah

HomeWararka

Ururka Map oo xalay Qardho ku qabtay madal aragti-wadaag ah

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa xalay ku qabtay degmada Qardho madal aragti-wadaag oo ku saabsan maareynta khataraha musiibooyinka ayna ka soo

Xiliga uu dhacayo Dibadbaxa Golaha Midowga Musharaxiinta Soomaaliya oo la shaaciyay (daawo)
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI ), Bosaso (dhegayso)
Diblumaasiyiinta Mareykanka ee Venezuala oo loo qabtay saacado inay uga baxaan

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa xalay ku qabtay degmada Qardho madal aragti-wadaag oo ku saabsan maareynta khataraha musiibooyinka ayna ka soo qaybgaleen Duqa degmada Qardho Cabduqaadir Siciid Qaal, qaar ka mida xubnaha golaha deegaanka, gudoonka MAP, PYAN, Ururada dhalinyarada iyo haweenka ee degmada iyo gobolka.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa iftiiminta doorka warbaahinta ee sare u qaadida wacyiga bulsho, isku xirka iyo mideynta dadaalada warbaahinta, dadweynaha iyo maamulka, waxana sidoo kale lagu soo bandhigay qorshe hawleedka waaxda DRM ee dowladda hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: