Ururka dhalinta TUBSAN oo raashin gaadhsiiyey qabalaha DAARIMI ee degmada Tuli Guuleed

Ururka dhalinta TUBSAN oo raashin gaadhsiiyey qabalaha DAARIMI ee degmada Tuli Guuleed

Ururka dhalinyarada TUBSAN (Tubsan Relief Organization) ayaa maanta caawimaad raashin ah gaadhsiiyey qabalaha Daarimi ee degmada Tuli Guuleed, gobolka FAAFAN.

TUBSAN waa urur dhalinyaro deegaanka ah oo iskood isugu xilqaamay garab-istaagga barakacaasha ku sugan deegaanka Tuli siiba barakacayaasha Daarimi.

Ururka Tubsan ayaa u guntaday gaadhsiinta caawimaad raashin ah illaa 400 oo qoys oo ka kooban agoomaha Tuli Guuleed. Sidoo kale waxay todobaadkii la soo dhaafay caawimaad gargaar ah gaadhsiiyeen barakacayaasha ku sugan santarka Gabogabo ee isla degmada Tuli Guuleed oo ay ku noolyihiin carruur tiradoodu kor u dhaaftay 2,000 oo wada agoomo ah.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com