Ururada dhalinyaradda Burtinle oo ollole Nadafadeed bilaabay (dhegayso/Sawiro)

HomeWararka

Ururada dhalinyaradda Burtinle oo ollole Nadafadeed bilaabay (dhegayso/Sawiro)

Ururka dhalinaradda ee la magac baxday (Guusha soo Raac) ayaa muddo labo malmood ah Magaaladda Burtinle xaafadaha ay ka koobantahay ollole nadafadeed

Madaxweynaha Deni:” Dhaqan gal maahan Wareegto kasta oo kasoo baxda Axmed Karaash
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Midowga Shirkadaha Shiinaha ee Africa (Sawiro)
Muqdisho: Wariye xalay lagu dilay qarax

Ururka dhalinaradda ee la magac baxday (Guusha soo Raac) ayaa muddo labo malmood ah Magaaladda Burtinle xaafadaha ay ka koobantahay ollole nadafadeed oo ay kuso ceelinayaan Bilicda Magaaladaas.

Dhalinayaradan oo ah kuwo iska wax u qabso uga shaqaynaya Horumarka iyo Bilic soo celinta degamadda Burtinle ayaa xaafadaha ay ka waddan aruurinta qashinka waxaa kamid ah Hurumar iyo Xaafada Tuulo Ciise oo dhamaantoodba katirsan degmadda Burtinle.

Maamulka iyo Macaliiminta dugsiga sarre ee Muntada Burtinle ayaa sido kale dhalinyaradan kala qayb qaadanaya kashaqaynta Bilic soo celinta Magaaladda Burtinle.


COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: