Urur Siyasadeedka Umadda oo Looga Dhawaaqay Garowe (dhegayso)

Urur Siyasadeedka Umadda oo Looga Dhawaaqay Garowe (dhegayso)

Urrur siyaasadeedka Ummadda ayaa noqday urrurkii ugu horreyay ee si rasmi ah ugu dhawaaqa inuu doonayo inuu ka mid noqdo Axsaabta siyaasadda Puntland ee lagu waddo inay Puntland ka taaba qaadaan muddooyinka soo socda , Ayaa Garowe lagaga dhawaaqay.

Munaasabad lagu shaacinayeey ururkas waxaa ka qayb Galay masuuliyiin iyo Madax kala duwan ,kuwaas oo hadalo kasoo jeediyeey ay ku tageerayaan Ururkan Cusub.

Axmed Sheekeye Ayaa Warbixintan inooga diyaariyeey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com