Urur siyaasadeedka  Run iyo Caddaalad oo soo dhaweeyey doorashadiika dhacday Eyl xilli Ururada qaar ka hor yimaadeen.

HomeWararka

Urur siyaasadeedka Run iyo Caddaalad oo soo dhaweeyey doorashadiika dhacday Eyl xilli Ururada qaar ka hor yimaadeen.

Annigoo ah Gudoomiyaha Urur-siyaasadeed Runta iyo Caddaaladda (RUNCAD) waxaa Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka reer Eyl oo caawa ku guulaystay

Todobaadtan Caruura oo isugu jira Danyarta iyo Agoomaha Degmada burtinle oo la Ciidsiiyey
RW Rooble oo soo dhaweeyay soo gudbinta liiska Musharaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Annigoo ah Gudoomiyaha Urur-siyaasadeed Runta iyo Caddaaladda (RUNCAD) waxaa Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shacabka reer Eyl oo caawa ku guulaystay inay dhistaan maamulkii ay soo doorteen.

Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa masuuliyiinta la doortay, waxaana alle uga baryayaa si ay u guulaysteen caawa inay ugu guuleestaa hawlaha loo doortay.

Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan masuuliyeenta juhdiga galiyey in maamulkaas dhismihiisa caawa lagu guuleesto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: