Taliye kuxigeenka labaad ee booliska Puntland Cismaan Xasan Cowke oo aan kawareysannay hawlgalladii amni sugitaan ee Galkacyo todobaadka ka socday.

HomeWararka

Taliye kuxigeenka labaad ee booliska Puntland Cismaan Xasan Cowke oo aan kawareysannay hawlgalladii amni sugitaan ee Galkacyo todobaadka ka socday.

Magaalada Galkacyo todobaadkii ugu dambeeyey waxaa ka socday hawlgallo xagga amniga ah, kuwaasi ay fulinayeen ciidama booliska ee gobolka iyo kuwo dhe

Baydhabo oo lagu qabtay shir looga hadlay Amniga Koonfur Galbeed
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Magaalada Galkacyo todobaadkii ugu dambeeyey waxaa ka socday hawlgallo xagga amniga ah, kuwaasi ay fulinayeen ciidama booliska ee gobolka iyo kuwo dheeraad ah oo dhawaan halkaasi tagey.

Hawlgallada ayaa yimid kadib markii magaalada Galkacyo ay ka dhaceen falal isdabajooga ah oo liddi ku ah ammaanka, ayna ka midyihiin dilal qorshaysan, qalaalaase dhallimeed iyo kuwo kufsi.

Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Puntland, ahna madax hawllgallada Galkacyo Cismaan Xasan Cali ayaa wareysi uu sii Radio Daljir caawa uga warramay hawlgalladooda amni ee todobaadka socday iyo wax ku hirgalay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: