Taliye Jaqanaf,”Shacabka Karkaar Ciidanka Hakala Shaqeeyaan Ammaanka” (dhegayso)

Taliye Jaqanaf,”Shacabka Karkaar Ciidanka Hakala Shaqeeyaan Ammaanka” (dhegayso)

Taliyaha qaybta booliska gobolka Karkaar ee Puntland Axmed Muuse Yuusuf (Jaqanaf) oo lahadlayey warbaahinta ayaa ugu baaqay dhalinyarada iyo qaybaha bulshada ee magaalada Qardho inay ciidanka booliska kala shaqeeyaan arrimaha ammaanka.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com