Taliyaha Taraafikada oo ka hadlay dhibaatooyin ka taagan waddooyinka isku xira Puntland (dhegayso)

Taliyaha Taraafikada oo ka hadlay dhibaatooyin ka taagan waddooyinka isku xira Puntland (dhegayso)

Taliyaha Ciidamada Ilaalada Nabadgalyada Waddooyinka ee Puntland ayaa ku baaqay in hakad la geliyo isku socodka gaadiidka xiliyada togga si loo yareeyo khasaaraha ka imaanaya.

Waxaa uu ugu baaqay shacabka inay ku degdegin togga, iyadoo gaadiid iyo dad lagu la’yahay , qaarna la helay maydkooda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Abdalla osman 6 years ago

    Waxay ila tahay puntland inayna lahayn taraafik,
    Ayna ubahan tahay in la aasaso oo know laga bilaabo L/ilaalada wadooyinka.
    Taraakig la aanta ina haysata waxay katurnimaysaa maamul xumada xukumadda
    Hadda jirta iyo kuwii kahoreeyay ba.
    Ani waxay ila tahay markan fikirkayga
    Ka hadlo in taliska tarafikada xilka laga qaado lona magacabo qof illahay kacabsanaya umadanana si wanagsan oo dacada ula shaqeeya lkn inta kursiga lagu imanayo kursi reer hebel waligeed saasay ahaan iyo si kasi liidata.

    Mahadsanidin

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com