Taliyaha cusub ee NISA Mahad M Salaad oo xilka la wareegay

Taliyaha cusub ee NISA Mahad M Salaad  oo xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad, taas oo ka dhacday xarunta hay’adda.

Xilka wareejinta ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay taliyeyaasha ciidamada qalabka Sida.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in taliyaha cusub looga baahan yahay dardargalinta sugida Amniga caasimadda.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com