Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland: “Warbaahinta waxaan u aragnaa xubin noo muhiim …”

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland: “Warbaahinta waxaan u aragnaa xubin noo muhiim …”

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi shire: “Anaga ka Boolis ahaan warbaahinta waxaan u aragnaa xubin noo muhiim ah oo aan dhex marsan karno farriimaha aan bulshada u gudbin doono. Waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan rabno inaad nagala shaqaysaan waxaa kamida waxaa anaga ka amni ahaan nala ku wareejiyey si dhamaystiran jadwalka doorashada oo aad ogtihiin dhibaatooyinka iyo Caqabadaha ka jira. In aan wadno oo aan hawshaas fulino cidda ugu muhiimsan ee aan rabno inay nagala shaqayso waa warbaahinta.”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com