Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay dadka dambiyadda galay ee lasii daayo (Daawo)

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo ka hadlay dadka dambiyadda galay ee lasii daayo (Daawo)

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Gen Muxiyadiin Axmed Muuse oo ka hadlayeey Boosaaso ayaa sheegay inay jiraan dad uu xabsiga ku hubsaday oo lasii dayeey.

Hadalkan ayuu ka sheegay goob fagaare ah oo lagu gubayeey khamri ay ciidanka Amaanka kasoo qabteen Guddaha Magaaladda Boosaaso.

Hoos kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com