Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo magacaabay taliyaal cusub

Taliyaha Ciidanka Booliska DFS oo magacaabay taliyaal cusub

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa taliyeyaal cusub u Magacaabay Saldhigyadda Booliska Magaalooyinka Guriceel,Matabaan iyo Gaalkacyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com