Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka.

HomeWararka

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo Sheegay in ay diyaar u yihiin sugida amniga doorashooyinka.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsa

Aabe 80 Jir ah oo u fariistay Imtixaanka fasalka 8-aad
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe ( dhegayso)

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed General Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay u diyaarsanyihiin sugida amniga doorashooyinka.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay booqdeen oo soo kormeereen inta badan goobaha la qorsheynayo in lagu qabto doorashada dhawaan ka dhacayso dalka.

Taliyaha ayaa xusay in ciidanka booliiska Soomaaliyeed Awood buuxdo u leeyihiin sugida amniga doorashooyinka asaga oo xusay in sidoo kale ciidanka booliiska ay wataan howl maalmeedkooda kale ee caadiga ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: