Taliska Taraafikadda Boosaaso oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

HomeWararka

Taliska Taraafikadda Boosaaso oo Awaamir Cusub soo saaray (dhegayso)

Maamulka Degmda Bosaaso iyo Taliska laanta Taraafikada ee Gobolada bari iyo kar kaar ayaa Awaamiir kusoo rogay maanta Gaadiidka xamuulka qaada ee is

Caawa & Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Faransa: “Haddii Xaaskaygu 20 Sano iga Yaraan lahayd Laba Cali isma Weydiiseen”
Ra’iisul Wasaare khayre iyo odayaasha Dhaqanka oo ka Wada hadlay Dib-u-heshiisiinta & dhismaha Galmudug loo dhanyahay

Maamulka Degmda Bosaaso iyo Taliska laanta Taraafikada ee Gobolada bari iyo kar kaar ayaa Awaamiir kusoo rogay maanta Gaadiidka xamuulka qaada ee isga kala goosha gobolada dalka kuwaas oo intabadan xaniba iskusocdka gaadiidka wadadaasi isticmaala.

Maamulka ayaa ku amray mulkiilayaasha gaadiidka in inta udhaxaysa 12 duhurnimo ilaa 3 galabnimo ay kararankaraan oo kaliya inta ka horaysana aysan soogali karin wadada dhaxmarta magaalada.

Duqa dehmada Bosaaso injineer yaasiinmire iyo Taliyaha Laanta Taraafikada ee Gobolada Bari karkaar Maxamed Faniin yuusuf o shir jaraaid siwada jir ah uguqabtay magaalada Bosaaso ayaa waxa ay sheegeen in laga bilaabo maata cidii fulin wayda amarkan laduldhigi doono ganaax lacageed .

Hoos kadhegayso Codadkooda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: