Tallaalka cudurka jadeecada oo ka bilowday gobollada Puntland (dhegayso)

Tallaalka cudurka jadeecada oo ka bilowday gobollada Puntland (dhegayso)

Furitaanka Ololaha tallaalka Jadeecada iyo diiwaan-gelinta dhalashada carruurta ee gobollada Puntland, oo ah olole lagu tallaalayo carruurta da’doodu u dhaxaysao 6 bilood ilaa 10 sanno waxaa iska kaashaday wasaarada caafimaadka Puntland, WHO iyo UNICEF…

Olalahan oo laga fulin doonno dhammaan gobollada Puntland ,ayaa waxaa ka faa’iidaysan doonna hal milyan ,afar iyo tobban kun ,toddoba boqol toddobaatan iyo kow 1,14,771 carruur ah ,waxaana ka qayb qaadanaya fulinta howshaasi shaqaalle gaaraya 1,1488 xubnood .

Haddaba wariye Axmed Xuseen Cabdulqaadir ayaa ka wareysatay,Arrimahaasi Agaasimaha waaxda caafimaadka asaasiga ah ee wasaaradda caafimaadka Puntland Cabdirisaaq Abshir Xirsi oo ugu horreyn ka warbixinaya baahida keentay tallaalkan jadeecada ee gobollada dalka ka billowday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com