Taliska Shabeelaha Dhexe oo ka hadlay Wariye ku xiran Jowhar (dhegayso)

Taliska Shabeelaha Dhexe oo ka hadlay Wariye ku xiran Jowhar (dhegayso)

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Shabeellaha Dhexe Aadan Yaroow oo maanta shir jaraaid kuqabtay magaalada jowhar ayaa faah faahin kabixiyay xariga wariye C/shakuur shaa shaa oo mudo isbuuc kabadn kuxirnaa xabsiga magaalada jowhar.

Wariyahan la xiray ayaa la sheegay in uu lunsaday lacag laga aruuriyaay shacabka ,taas oo lagu tala galay dadkii ku waxyeeloobay qarixi 14 October 2017 kadhacay isgooyska Zoobe ee magaaladda Muqdisho.

Hoos kadhegayso codka Taliyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0