Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom oo shaaciyay tirada Al-shabaab ee sanadkan duqeymaha lagu dulay

HomeWararka

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom oo shaaciyay tirada Al-shabaab ee sanadkan duqeymaha lagu dulay

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciiddanka Maraykanka  ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqayn diyaaradeed oo ay fuliyeen Ciidamadooda ay ku dilee

Warka Fiidnimo iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Gaalkacyo oo maalinti Labaad laga Ciiday (Daawo)

War qoraal ah oo ka soo baxay taliska Ciiddanka Maraykanka  ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqayn diyaaradeed oo ay fuliyeen Ciidamadooda ay ku dileen 200 oo katirsan kooxda Al-shabaab sanadkan gudihiisa .

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in intii ay socdeen duqeymaha aysan jirin dad shacab ah oo wax ku noqday .

Soomaaliya waxaa ku sugan in kabadan 500 oo Askari oo katirsan Ciidamada Mareykanka kuwaas oo Soomaaliya u jooga sidii ay dowladda uga caawin lahaayeen  dagaalka lagula jiro kooxda Al-shabaab .

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0